Biyo la’aan laga soo sheegayo Magaaladda Dhabbad ee gobalka Galgaduud (dhegayso)

Biyo la’aan laga soo sheegayo Magaaladda Dhabbad ee gobalka Galgaduud (dhegayso)

Xaalad Biyo la’aaneed ayaa kajirta magaalada Dhabbad ee gobalka Galgaduud kadib markii uu ciladoobey Ceel biyood ay cabi jirteen Bulshada kudhaqan Dhabbad.

Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in biyo la’aantu ay saameyn ku yeelatay Bulshada xilli lagu guda jiro Jiilaalka isagoona intaasi raaciyay in biyaha hadda dadku isticmaalaan laga keeno deegaano kale taasi oo sababtay in ay kororto qiimaha la siisto fuustada biyaha ah.

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo kusugan Daljir Caabudwaaq ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com