Degaano ka tirsan gobalka Sanaag oo xanuuno ka dilaaceen (dhegayso)

Degaano ka tirsan gobalka Sanaag oo xanuuno ka dilaaceen (dhegayso)

Guddoomiyaha degaanka Habarshiro ee gobalka Sanaag oo Waraysi siyeey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xaaladda degaankaas iyo Cuduro ka dilaacay,wuxuna sheegay in xaaladda guud ee Amniga ay Caadi tahay balse ay jiraan Xanuuno ku habsaday degaanka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com