Bisha Shawaal oo laga Arkay degaano katirsan Gobalka Cayn (dhegayso)

HomeWararka

Bisha Shawaal oo laga Arkay degaano katirsan Gobalka Cayn (dhegayso)

Bilashada bisha Shawaal ayaa laga arkay dhawr meelood oo ka tirsan gobolka Cayn iyadoo culimadu xaqiijiyeen in dad lagu kalsoon yahay arkeen sidaasna

Puntland oo Boosaaso ku Gubtay 2,535 kartoon oo Timir dhacday ah (Daawo)
Caalim: “Brussles waxaa lagu muujiyay saamaynta Midowga Yurub uu leeyahay Soomaaliya ” (dhegayso)
Wasiir Goodax: ” Ardayda Puntland waa la siinaya Shahaadada dugsiga sare ee dowladda Federaalka”

Bilashada bisha Shawaal ayaa laga arkay dhawr meelood oo ka tirsan gobolka Cayn iyadoo culimadu xaqiijiyeen in dad lagu kalsoon yahay arkeen sidaasna ku iclaamiyeen in beri ay tahay maalin ciid ah.

Deegaanka Gol-jano ayaa waxaa ka aragtay14 qof iyadoo ay kamid yihiin, mu’adinkii masaajidka Goljano, Macalin quraan iyo masuuliyiin kale oo lagu kalsoonaan karo.

Sh Cabdishaafi Axmed Cali oo kamid ah culimada gobolka Cayn ayaa Radio Daljir arintaasi u xaqiijiyey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: