Waddamada Islaamka Qaar kamid ah oo Berito ku dhawaqay inay Ciid tahay

Waddamada Islaamka Qaar kamid ah oo Berito ku dhawaqay inay Ciid tahay

Qaar ka mid ah dowladaha islaamka ayaa Caawa waxa ay si kala gooni gooni ah ugu dhawaaqeen in Maalinta berito ah ay tahay Maalinta koowaad ee CiidUL fidriga,isla markaana ummadaha islaamka ay u dabaal degaan.

Dowladaha ku dhawaaqay in Maalinta berito ah ay tahay kowda Bisha Shawaal(Soonfur) ayaa waxaa ka mid ah sacuudiga,Qatar,Imaaraadka,Indunesia,Malesia iyo dowlado kale.

Masuuliyiinta dowladahaas ayaa waxa ay sheegeen in Magaalooyin ka mid ah dadlkooda laga arkay bisha,sidaasina Beri oo Jimco ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciidul fidriga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com