Dibad baxayaasha Ciraaq oo qabsaday dekeda Basra

HomeWararka

Dibad baxayaasha Ciraaq oo qabsaday dekeda Basra

Dibad baxayaasha dalka Ciraaq ayaa manta oo Talaada ah waxay qabsadeen Dakeda Ciraaq oo ku taala magaalada Basra. Wararka ayaa waxa ay intaasi ku

Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xasilooni la,aanta ka jirta Soomaaliya
Midowga Afrka oo Shir ka leh dhibaatooyinka dalal ay kujirto Somalia

Dibad baxayaasha dalka Ciraaq ayaa manta oo Talaada ah waxay qabsadeen Dakeda Ciraaq oo ku taala magaalada Basra.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darauyaan in dowladda ay ku giilaysatay in ay soo celiso adeegsiga Internedka kadib markii la jaray saacado kooban .

Shacabka dibad baxa dhigayay ayaa ku siisiqaya meelaha laga soo saaro shidaalka e dalkaasi Ciraaq.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: