HomeUncategorized

Beeshe cabdale, sure -Direed oo shir ay ku yeesheen Xeraale ku caddeeyay in Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen yahay Ugaas-ka rasmi ah ee Beesha.

Xeraale, 23, June, 2016 - Waxgaradka, Odoyaasha, Culumaa'udiinka, dhalinyarada iyo haweenka Beeshe cabdale, sure -Direed oo shir ay ku yeesheen deegaanka Xeraale ku caddeeyeen in Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen yahay Ugaas-ka rasmi ah ee Beesha.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Geesey oo iska fageeyey eedaymo ku saabsanaa in uu ku lug lahaa dilkii wasiirkii warfaafinta Puntland.[Akhris …]
Baahin: Khamiis, 7 Nov 2013, 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle
C/wali Xirsi (Indha-guran) oo ka tirsan golaha wasiirada PL oo ka digey in damaca siyaasadeed lagu raadiyo qori caaraddii

Xeraale, 23, June, 2016 – Waxgaradka, Odoyaasha, Culumaa’udiinka, dhalinyarada iyo haweenka Beeshe cabdale, sure -Direed oo shir ay ku yeesheen deegaanka Xeraale ku caddeeyeen in Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen yahay Ugaas-ka rasmi ah ee Beesha.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: