Site icon Radio Daljir

Beeshe cabdale, sure -Direed oo shir ay ku yeesheen Xeraale ku caddeeyay in Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen yahay Ugaas-ka rasmi ah ee Beesha.

Xeraale, 23, June, 2016 – Waxgaradka, Odoyaasha, Culumaa’udiinka, dhalinyarada iyo haweenka Beeshe cabdale, sure -Direed oo shir ay ku yeesheen deegaanka Xeraale ku caddeeyeen in Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen yahay Ugaas-ka rasmi ah ee Beesha.

Daljir.com

Exit mobile version