Beesha Gumasoor oo Taageertay Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Beesha Gumasoor oo Taageertay Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Salaadiinta iyo waxgaradka beesha Guma-soor oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa soo dhoweeyey 7 xubnood oo uu madaxweynaha dowladda Punt

Shirka Dib u heshisinta iyo Wadatashiga Jubbaland oo Kismaayo ka furmay
Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa
Kenya oo Saldhig ciidamada cirka ah ka furanaysa Gaarisa

Salaadiinta iyo waxgaradka beesha Guma-soor oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa soo dhoweeyey 7 xubnood oo uu madaxweynaha dowladda Puntland dalbaday in lagu kordhiyo xildhibaanada barlamaanka Puntland.

Waxgaradka beesha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegtay inay soo dhoweynayso tallaabadaasi, maadaama ay jiraan beelo Puntland wax ka dhistay laakiin aan helin saami goodii baarlamaaniga ahaa.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: