Beeralayda Gobalka Sanaag oo ka Hadlay Hormarkay ka sameyeen dhanka Beeraha (dhegayso+Sawiro)

Beeralayda Gobalka Sanaag oo ka Hadlay Hormarkay ka sameyeen dhanka Beeraha (dhegayso+Sawiro)

Guddoomiyaha iskashatada Beeralayda Degaanka Jeedali ee Gobalka Sanaag Siciid Axmed Nuur oo Warasi siyaay Maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay waxqabadka Ururkooda iyo qorshaha u dagsan,wuxuna ka waramay hormaradii ay sameyeen dhinaca Beeraha,

Sido kale Guddoomiyaha ayaa ka hadlay baahiya ay qabaan wakhtigan ,wuxuna ku baaqay in loo sameeyo Beeralayda degaankas sidi loo siin lahaa abuur iyo waliba Agabka Beeraha.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com