Beeldaaje Lagu Caleema saari doono Magaaladda Carmo (dhegayso)

Beeldaaje Lagu Caleema saari doono Magaaladda Carmo (dhegayso)

Magaalada Bosaaso maanta waxaa lagu qabtay kulan lagu iclaaminayay Xiliga laqabanayo Caleema saarka Beeldaajaha,
Mid kamid aha Beelaha dagan Gobolka Bari oo lagu Magacaabo Beldaaje Maxamed Beeldaaje ismaaciil Beeldaaje Cabdilaahi oo lagu qaban doono degmada Carmo ee gobolka Bari Taariiqdu markaytahay 15-4-2018ka.

Munaasibada ayaa ku magacawneed mahad celinta soo dhawaynta beeldaajaha iyo iyo iclaaminta Xiliga lagu caano shubayo .

Hadaba Qaar kamid aha nabadoonada Cuqaasha Waxgaradka Ganacsatada Beesha Cali saleebaan ayaa Halkaasi ka hadlay waxaana hadaladoodii kamid ahaa .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com