Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Howlgalada Bosaaso iyo dareenka dadweynaha  (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Howlgalada Bosaaso iyo dareenka dadweynaha (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Fariin u diray shacabka Muqdisho
Saraakiil UNKA kasocda oo gaaray Magaaldda dhuusomareeb (Sawiro)
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Puntland oo Daljir uga Waramay Imtixaanka Shahaadiga (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

 

Maanta barnaamijka waxaan  ku falanqayn doonnaa howlgalada ka socda Bosaaso iyo dareenka dadweynaha sideen ciidamada iyo shacabka ay u wada shaqayn karaan ? maxay qabtaan ciidamada PSF (Puntland Security Force), ayna maalgaliso dowladda Mareykanka, qaybta Africa Command Center Jabuuti ee Combined Joint Task Force, Horn of Africa (CJTF-HOA), iyo ciidanka Booliska Badda ee ayana loo yaqaan PMPF oo ay maalgaliso dowladda Imaaraadka Carabta.? amniga Bosaaso ma waxaa lagu soo celinkaraa ciidamo tikniko wata oo taagan wadooyinka magaalada ? su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan ubandhignay shacabka Puntland oo ka qayb qaadanayay barnaamijka Muuqaalka Bulshada .

 

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: