Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Faa’iidada farsamada gacanta (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Faa’iidada farsamada gacanta (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay horumarinta farsamada gacanta iyo caqabadaha haysta dadka leh xirfada gacanta laga qabto.

Saynab Cabdinuur ayaa Boosaaso ka soo jeedinaysa.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com