Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Dhallinyarada Bossaso oo bulshada dhib weyn ku haya (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dhallinyarada Bossaso oo bulshada dhib weyn ku haya (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Keerow Xasan Waa Wareejiye Ka Shaqaysta Ganacsi Xalaal ah (dhegayso)
Ciidamadda Badda Puntland oo Fariisimo Cusub ka samaysanaya Caluula (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonaa dhalinyarada Bosaaso oo bulshada dhib wayn ku haya.

waxaa soo jeedinaysa barnaamijka Saynab Cabdinuur Maxamed oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: