Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia. Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Cabdi Jaamac oo ku takhasuusay Xanuunada Caruurta,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

Dagaalka Itoobiya oo heshiis laga gaarey
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 41aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia.

Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Cabdi Jaamac oo ku takhasuusay Xanuunada Caruurta,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: