Dagaalka Itoobiya oo heshiis laga gaarey

HomeWararka

Dagaalka Itoobiya oo heshiis laga gaarey

Heshiis nabadeed ayaa laga gaaray dagaaladii sokeeye ee Itoobiyaka holcayey, iyadoo labada dhinac ay ku heshiiyeen in la joojiyo colaadda, ka dib labo

Dekeda Bosaaso oo laga hirgaliyah Nidaam cusub oo lagu diiwaan galinayo badeecadaha laguna qaadayo Canshuurta (dhegayso)
HAWEENKA BEESHA WARSANGELI OO SHIR KU YEESHAY MAGAALADA BOOSAASO IYO HADAL JEEDINTII HIBO SALAAD
Taliye Qodhob,”Weerarkii Jeexdin Waxaa Wada Fuliyey Alshabaab iyo Galmudug” (dhegayso)

Heshiis nabadeed ayaa laga gaaray dagaaladii sokeeye ee Itoobiyaka holcayey, iyadoo labada dhinac ay ku heshiiyeen in la joojiyo colaadda, ka dib labo sano oo dagaal ah.

Ururka Midowga Afrika (AU), ayaa ku tilmaamay “Waa cusub”, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AFP.

Tallaabadan ayaa timid kadib wada hadalo labada dhinac dhex maray, oo ay fududeeyeen Midowga Afrika oo uu dhexdhexaadinayey, madaweynihii hore ee dalka Nigeria, Olusegun Obasanjo.

Dagaalkan oo u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo jabhadaha TPLF, ee ka dagaalanta waqooyiga Tigray, ayaa horseeday dhibaato bini’aadantinimo oo aad u daran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: