Barnaamij Gaar ah kusaabsan la Wareegitaanka Maamulka Hawadda ee DFS la wareegtay (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamij Gaar ah kusaabsan la Wareegitaanka Maamulka Hawadda ee DFS la wareegtay (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka qeyb galay Munaasabada daah furka xarunta qalabka Hawada Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano Labada Gole ee Dowladda Federaalka ka tirsan, Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale. Hadaba Barnaamij gaar ah ayaan idin ka diyaarinay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a44ff78010100dae9db9e36/Barnaamij+Gaar+ah++daah+furka+xaflada+wareejinta+maamulka+hawada+soomaaliya+MP3+SAXSAX.mp3

PUNTLAND OO GALMUDUG KU WAREEJIYEY TAAKULADA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA
Qarax ka dhacay Muqdisho
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka qeyb galay Munaasabada daah furka xarunta qalabka Hawada Soomaaliya.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano Labada Gole ee Dowladda Federaalka ka tirsan, Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale.

Hadaba Barnaamij gaar ah ayaan idin ka diyaarinay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: