Barlamaanka Somaaliya oo ka dooday wax ka badalka hindisa Sharciyeedka ee Hanti Dhowrka Qaranka (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo ka dooday wax ka badalka hindisa Sharciyeedka ee Hanti Dhowrka Qaranka (dhegayso)

Kulanka baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa looga Hadlay ilaa dhowr Ajando waxaana ahmiyad gaar ah la siiyey akhrinta labaad hindisa sharciyeedka wax ka badalka sharciga guud ee Hanti Dhowrka Qaranka. Wariyeheena Magaaladda Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bce048d040100350623c3fc/war+waaberi+Akhrinta+labaad+ee+wax+ka+bedelka+Hindise+Sharciyeedka+Hanti+dhowraha.mp3

Dagaal culus oo mar kale maanta ka qarxay Laascaanood
Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Rag ka tirsan Al-Shabaab
Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Kulanka baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa looga Hadlay ilaa dhowr Ajando waxaana ahmiyad gaar ah la siiyey akhrinta labaad hindisa sharciyeedka wax ka badalka sharciga guud ee Hanti Dhowrka Qaranka.

Wariyeheena Magaaladda Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: