Site icon Radio Daljir

Barlamaanka Somaaliya oo ka dooday wax ka badalka hindisa Sharciyeedka ee Hanti Dhowrka Qaranka (dhegayso)

Kulanka baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa looga Hadlay ilaa dhowr Ajando waxaana ahmiyad gaar ah la siiyey akhrinta labaad hindisa sharciyeedka wax ka badalka sharciga guud ee Hanti Dhowrka Qaranka.

Wariyeheena Magaaladda Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bce048d040100350623c3fc/war+waaberi+Akhrinta+labaad+ee+wax+ka+bedelka+Hindise+Sharciyeedka+Hanti+dhowraha.mp3?_=1
Exit mobile version