HomeUncategorized

Barlamaanka Puntland oo shaaciyey xilliga lakala saarayo musharixiinta aqalka sare.

Garoowe, Oct 16 2016--Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ku Iclaamiyey in maalinimada Khamiista ah ee soo socota ay dhici doonto kala doorashada xubnaha u taagan aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.

Qaramada Midoobay oo Taageero Dheeri ah u Balan-Qaadday Somaliya
Xildhibaan Shariif xasan iyo xubno la socda oo Baydhabo u tegay arrimaha shiweyne halkaas ka socda
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

Garoowe, Oct 16 2016–Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ku Iclaamiyey in maalinimada Khamiista ah ee soo socota ay dhici doonto kala doorashada xubnaha u taagan aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya. 

Golaha wakiilada Puntland ayaa sheegay in maalinka Isniinta ah iyo maalinta ku xigta ee Talaadada ah Musharixiinta u tartamaya aqalka sare ay bixiyaan lacagaha laga doonayo. 

Maalinta Arbacada ayaa barlamaanku qabandoono araajidada murashixiinta aqalka asare, iyadoo kadibna khamiista si rasmi ah loo guda gelidoono doorashada aqalka sare.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0