Barlamaanka Puntland oo Fadhigi 5aad yeeshay,maxaase looga hadlay?

Barlamaanka Puntland oo Fadhigi 5aad yeeshay,maxaase looga hadlay?

Fadhiga 5aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxaa shir-guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

Ajandaha kulankaan ayaa ah dhageysiga warbixinada Guddiyada joogtada ee Golaha Wakiillada DPL.

Fadhiga maanta waxaa warbixino soo jeedinaya, afar guddi oo ka mid ah tobanka guddi ee Golaha Wakiillada DPL.

1. Guddiga Arrimaha Gudaha, D/Hoose iyo Horumarinta reer Miyiga

2. Guddiga xuquuqda aadanaha, Arrimaha qoyska & Horumarinta Haweenka.

3. Guddiga Dhawrista Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga ah.

4. Guddiga Arrimaha Golaha & Anshaxa.

40 Xildhibaan ayaa goob-joog ah fadhiga

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com