Barlamaanka Puntland laalay heshiis kii is-afgaradka ahaa ee dhexmaray Puntland iyo Seychelles

Barlamaanka Puntland laalay  heshiis kii is-afgaradka ahaa ee dhexmaray Puntland iyo Seychelles

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa cod aqlabiyad ugu codeeyay in la laalo heshiiskii is-afgaradka ee dhex maray Seychelles & Puntland, Bishii Maarso 15, 2011.

Sidoo kalena loo saaray Guddi farsamo oo ka shaqeeya sii-deynta Maxaabiista Burcad-badeedka ugu xiran.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com