Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka waramaya xabsi weyn oo laga dhegaxdhigay Degmada Badhan tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe, laguna dhisayo si iskutashi ah .

Guddoomiyaha waxaan kale oo ka waraysanay halka ay marayaan mashaariicdii horumarineed ee degmada ka socday sida Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo, dhismaha Jaamacada Maakhir, iyo Garoonka diyaaradaha ee Degmada Badhan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com