Soomaliland oo Ceerigaabo ka biloowday barakicinta dadka ka soojeeda Koonfur Galbeed

HomeWararka

Soomaliland oo Ceerigaabo ka biloowday barakicinta dadka ka soojeeda Koonfur Galbeed

Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa saaka Ceerigaabo ka bilaabay howlgal looga saarayo magaalada dadka ka soojeeda Koonfurta Soomaaliya. Dhowr todob

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
LAASCANOOD: Khudbadda hoggaanka Cusub ee Maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye
Ciidamo Gadoodsan oo Lagu Qanciyay Inay ka Baxaan Kastamka Canshuurta ee Koofurta Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa saaka Ceerigaabo ka bilaabay howlgal looga saarayo magaalada dadka ka soojeeda Koonfurta Soomaaliya.

Dhowr todobaad kahor ayay Somaliland dadkaas u qabatay in ay uga baxaan, taas oo shalay ku ekeyd, waxaana ay daba socotaa tallaabadii dadka looga musaafuriyey Laascaanood.

Waddooyinka waaweyn iyo goobaha ganacsiga Ceerigaabo ayaa waxaa maanta lagu arkayaa ciidamo boolis ah, kuwaas oo baadigoobaya dadka ka soojeeda Koonfurta Soomaaliya.

Bishii hore Somaliland ayaa dad ka soojeeda degaanada Koonfur Galbeed waxaa ay ka soo barakacisay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: