Madaxweyne Deni: “Soomaaliya waa ay ka dhici kartaa sida Puntland, Doorasho Qof & Cod ah” (daawo | Dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Deni: “Soomaaliya waa ay ka dhici kartaa sida Puntland, Doorasho Qof & Cod ah” (daawo | Dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay macno weyn u sameeyneyso doorashooyinka Golaha degaanka ee Maanta

Xafiiska Q.M ee Soomaaliya oo Shaaciyey Tirada Dadka Sanadkaan Ku Dhintay Weerarada Alshabab
Madaxweyne Qoorqoor oo shaaciyay qaar ka mid ah Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare
Cali Maxamed Geeddi oo la hadlay Shacabka Koonfur galbeed ee Garoowe (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay macno weyn u sameeyneyso doorashooyinka Golaha degaanka ee Maanta ka billowday degmooyin ka tirsan Maamulkiisa Puntland.

Deni ayaa sheegay in doorashooyinka Soomaaliya ay mar walba hor istaagaan caqabado xaqiiqo ah , sida dhanka Amniga iyo burburkii kajira Soomaaliya 30 Sano ee la soo dhaafay, hayeeshee Maamulada Federaalka ee dhismay ku dhaliil naayeen qabashada doorashada wof iyo codka ah, isla markaana Puntland Maanta billaawday.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed iyo deeq bixiyeyaasha Caalamka labada dhinacba ay xilligaan ku kalsoon yihiin in la qaban karo doorasho qof iyo Cod ah uuna rajeeynayo in lagu guuleysto.

Dhegayso.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: