Bannaanbaxayaal barakacayaasha Qoloji oo xabsiga loo taxaabay

Bannaanbaxayaal barakacayaasha Qoloji oo xabsiga loo taxaabay

Barakacayaasha ku silicsan xerada qaxootiga ee QOLOJI ayaa maanta ku bannaanbaxay Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaga oo ka cabanaya nololxumada ka taagan xerada Qoloji.

Barakacayaasha oo ku dhawaaqaya “dowladdu wax ha noo qabato” kuna bannaanbaxaya aagga madaxtooyada ayaa isla markiiba loo taxaabay xabsiga gobolka Faafan, xaruntiisa Jigjiga, oo ay illaa iyo hadda ku xiranyihiin.

Bannaanbaxayaasha maanta ayaa badankoodu ka soo barakacay deegaanada JAFIBAADI, GODANE iyo KONTOMA iyo tuulooyin kale oo hoosyimaada degmada Tuli Guuleed

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com