Bangiga Amal oo Dhisme cusub ka hirgaliyeey Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Bangiga Amal oo Dhisme cusub ka hirgaliyeey Qardho (dhegayso)

Bangiga Amal ayaa Maanta Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar ka furay dhisme cusub oo uu bangiga yeelan doono,waxaana xarig jarkiisa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan. Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa Warbixintan Qardho ka soo diray.

500- oo Arday oo gobolka Cayn u farriistay Imtixaanka Puntland (dhegayso)
AMNIGA GAROWE OO GO’AANO CULUS LAGA SOOSAARAY(daawo)
Waxaan Ahaa Waardiye Haddana Waxaan U Saftaa Xulka Kubadda Cagta Dalkayga

Bangiga Amal ayaa Maanta Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar ka furay dhisme cusub oo uu bangiga yeelan doono,waxaana xarig jarkiisa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan.

Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa Warbixintan Qardho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: