500- oo Arday oo gobolka Cayn u farriistay Imtixaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

500- oo Arday oo gobolka Cayn u farriistay Imtixaanka Puntland (dhegayso)

Shan boqol oo arday ayaa maanta oo Sabti ah u farriistay imtixaanka shihaadiga ee Puntland oo ka furmay dhamaan gobolada Puntland. Wariyaheena Khadar Cawl oo Buuhoodle ku sugan ayaa warbixintan ka diyaariyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5af70311fd000021cd93548b/Warbixinta+Imtaxaanka+Buuhoodle+by+Khadar+.MP3

Warbixin: Heshiiskii Puntland iyo Galmudug (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Shan boqol oo arday ayaa maanta oo Sabti ah u farriistay imtixaanka shihaadiga ee Puntland oo ka furmay dhamaan gobolada Puntland.

Wariyaheena Khadar Cawl oo Buuhoodle ku sugan ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: