Site icon Radio Daljir

500- oo Arday oo gobolka Cayn u farriistay Imtixaanka Puntland (dhegayso)

Shan boqol oo arday ayaa maanta oo Sabti ah u farriistay imtixaanka shihaadiga ee Puntland oo ka furmay dhamaan gobolada Puntland.

Wariyaheena Khadar Cawl oo Buuhoodle ku sugan ayaa warbixintan ka diyaariyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5af70311fd000021cd93548b/Warbixinta+Imtaxaanka+Buuhoodle+by+Khadar+.MP3?_=1
Exit mobile version