Balcad: Ciidamo dowladda katirsan oo ay Al-shabaab jidka ugashay

HomeWararka

Balcad: Ciidamo dowladda katirsan oo ay Al-shabaab jidka ugashay

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu laayay ciidamo milatari ah. Wararka ayaa sheegay

Mudaharaad Ka Socda Burtinle iyo Halkii Dollar oo Gaarey 40,000 oo Shilling Somali ah
Xulashada Daljir & Ayaanle Cabdilaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq | daawo | (dhegayso)
Aqoon isweydaarsi Bosaaso loogu qabtay Dhaqaatiirta Puntland ka howlgasha ( dhegayso )

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu laayay ciidamo milatari ah.

Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan toban ka tirsan ciidamada milatarig la diley kadib markii weerar gaadmo ah lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo ay la socdeen.

Sidoo kale waxaa la sheegay in weerarkan lagu gubay baabuur nooca dagaalka ah oo u soo gurmaday ciidamdan dowllada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: