BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan?

MAAMUL WANAAGGA & DOORKA BULSHADA: Mowduucan kulan bulshadka Badhan iyo Maamulka ayaa ahaa: “Sidee baa maamulka iyo bulshada u wada shaqeyn karaan? Maxaa looga baahanyahay maamulka? Waa se maxay waajibaadka shacadka degmadu?

Madashan waxaa iska kaashanaya Warbaahinta Daljir iyo HADAF| Wariye Maxamed Xasan Dhalo ayaa daadinaya.

Halkan ka dhegayso hoosna ka daawo:

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com