BADHAN: DHAGAXDHIG & DIB-U-HABAYN SALDHIGGA BOOLISKA (daawo)

BADHAN: DHAGAXDHIG & DIB-U-HABAYN SALDHIGGA BOOLISKA (daawo)

Dhismaha saldhiga bartamaha degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag waxaa Dhagaxdhigay maanta Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan, waxaana dhawaan bilaaban doona dhismaha saldhigga oo qaab csri ah loo dhisi doono. Wasiirka ayaa sheegay in saldhigan ay dhisayso Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com