Baarlamanka Puntland oo loo qeybiyay HIndise Sharciyeedka Diiwaangelinta Cod Bixiyaasha (daawo)

HomeWararka

Baarlamanka Puntland oo loo qeybiyay HIndise Sharciyeedka Diiwaangelinta Cod Bixiyaasha (daawo)

Golaha Wakiilada Puntland ayaa loo gudbiyay maanta Hindise-Xeereedka Diiwaangelinta Cod bixiyaasha oo qeyb ka ah nidaamka Doorashada Xisbiyada ee

Aqoonyahan Caasha Geelle Diiriye “Garoowe waa hal degmo lama dhaho 50 Degmo iyo Caasimada,”
Mid kamid ah waxgaradka Milxo: “Dowladda Puntland gurmad fiican ma siin dadkii musiibadu qabsatay”
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 (Akhriso)

Golaha Wakiilada Puntland ayaa loo gudbiyay maanta Hindise-Xeereedka Diiwaangelinta Cod bixiyaasha oo qeyb ka ah nidaamka Doorashada Xisbiyada ee doorashada Golaha deegaanka.

Kulanka maanta oo ah fadhiga 24-aad ee Kalfadhiga 47-aad oo ku dhacay magaalada Garoowe ayaa hindisahan waxaa u gudbiyay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni waxaana maanta loo qaybiyay Xildhibaannada si ay usoo aqriyaan una soo calaamadeeyaan qodobada iyo meelaha ay u arkaan in ay u baahan yihiin wax ka badal lagu sameeyo & soo jeedintooda waxa lagu badali karo.

Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa fursad ahaan u heysta 3 maalmood, kadib waxa uu gelinayaa dood la xiriirta soo jeedinta qodobada, marka saddex jeer la geiyo aqrinta Kadib waa ay u codeynayaan si uu dib ugu laabto Madaxweyne Siciid Deni, haddii uu Golaha uu diidanaya dib u eegis lagu sameeyo meelaha sababta u ah dib u celinta.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: