Baarlamaanka Puntland oo maanta la horgeeyay Xeerka Qoondada Miisaanida Dowladda ee 2022

Baarlamaanka Puntland oo maanta la horgeeyay Xeerka Qoondada Miisaanida Dowladda ee 2022

Glaha Wakiilada Puntland oo maanta la hor geeyay Xeerka Qoondada Miisaaniyadda sannadka 2022 taas oo dhan $354,093,039, taas oo kana kooban dhakhliga soogala khasnadda Dawladda iyo dhakhli ka baxsan khasnadda Dawladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com