Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

HomeWararka

Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo golihiisa Wasiirada ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadli doono arimaha doorashada ee dalka gaar ahaan mida Aqalka Hoose oo dhawaan la bilaabi doono. Sawirro.

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeyeey dambiyo dagaal
Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah
Maamulka Degmadda Qardho oo ka hadlay Bilicda Magaladdas (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo golihiisa Wasiirada ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Labada madaxweyne ayaa ka wada hadli doono arimaha doorashada ee dalka gaar ahaan mida Aqalka Hoose oo dhawaan la bilaabi doono.
Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: