Maamulka Degmadda Qardho oo ka hadlay Bilicda Magaladdas (dhegayso)

Maamulka Degmadda Qardho oo ka hadlay Bilicda Magaladdas (dhegayso)

Cabdi Siciid Duqa Degnadda Qardho ee Gobalka Karkaar ayaa ka hadlay Xaaladda Gobalka ,gaar ahaan magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Duqa oo la hadlayaay Maanta Radio daljir ayaa ka hadlay Nadaafadda Magaaladda isago so hadal qaaaday shirkadda Nadaafada qardho oo uu sheegay in Muddo bil ah aysan shaqayn Shirkaddas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com