Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo baaq loo diray   ( dhegayso )

HomeWararka

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo baaq loo diray ( dhegayso )

Shacabka  ka  soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomalaiya kuna nool magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay baaq udireen  Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka  Koonfur Galbeed ,iyagoo ka codsaday in ay soo doortaan  hogaamiye ka samata bixiya xaalada uu gobolku ku sugan yahay , lana shaqayn kara dowladda Soomaaliya . Halkan ka dhegayso.   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5be02151fd0000ce91c3e7c3/shacabka+koonfur+galbeed+.mp3

Axmed Madoobe oo ugu baaqay Ganacsatada inay kuso biraan dagaalka Alshabaab
Dowladda Britain Oo Si Rasmi ah Uga Baxaysa Midowga Yurub.
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Shacabka  ka  soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomalaiya kuna nool magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay baaq udireen  Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka  Koonfur Galbeed ,iyagoo ka codsaday in ay soo doortaan  hogaamiye ka samata bixiya xaalada uu gobolku ku sugan yahay , lana shaqayn kara dowladda Soomaaliya .

Halkan ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: