Axmed Madoobe oo ugu baaqay Ganacsatada inay kuso biraan dagaalka Alshabaab

HomeWararka

Axmed Madoobe oo ugu baaqay Ganacsatada inay kuso biraan dagaalka Alshabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed wqatigaan looga baaghan yahay in aysan u kala harin dagaalka ka dhanka ah

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed wqatigaan looga baaghan yahay in aysan u kala harin dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay Al-Shabaab aan looga adkaan Karin in dadku markii ay dhibaato gaarto ay qeyqeyliyan balse loo baahan yahay ficil.

“Waxa aan leeyahay Culumada, hooyooyinka, dadka caadiga ah,dowladda, Ganacsatada iyo dhamaan dadku waa in ay kacaan ayna cadawga la dagaalaan, hana ogaadaan in an lakala jecleyn waxa kaliya looga adkaan karana ay tahay in looga hortago dagaal ayuu yiri Axmed Madoobe”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: