Baahin: Salaasa, 30 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Baarlamaanka Dawlada Federalka oo Warbixino ka dhegaystey Wasiiradda Maaliyadda & Difaaca, Maamulka Jubbland oo sheegay inay gaba gabo marayso qaybaha ka dhiman dhismaha Jubbaland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo beeniyey in deegaano katirsan gobolka Sool ay kusugan yihiin shirkaddo Shiidaal oo ka socda Somaliland, Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay xeer laga biya diidey oo dhowaan lasoo gudbiyey & ?Shilin Soomaali lagu sameeyey goboladda Dhexe oo saamayn ku yeeshay suuqyadda ganacsiga ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com