HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 28 Jan 2014 -Caawa Iyo Daljir Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiiro & dumarka oo qoondo fiican helay, Maxaa la gudboon Wasiirada cusub ee Puntland, shir looga hadlayey xalka Soomaaliya oo garoowe lagusoo afmeeray.

Wasiirka warfaafinta Somaliya oo aan ka waraysanay dagaalada ka socda Muqdisho.
Nin xiran dharka haweenka & dad kale oo loogu shakiyey hawlo argagixiso oo lagu qabtay Garowe.
Abaaraha ka taagan koonfurta Soomaaliya oo saamayn ku yeeshay suuqyada iyo dalabka dalagga ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiiro & dumarka oo qoondo fiican helay, Maxaa la gudboon Wasiirada cusub ee Puntland, shir looga hadlayey xalka Soomaaliya oo garoowe lagusoo afmeeray, Gaadiidka Amisom oo qof ku jiiray Muqdisho iyo raali gelin laga bixiyey, Qarax ka dhacay goob qaadka lagu gado oo ku taala deegaanka Yaaqbariwayn ee gobolka Sh/Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: