Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo saraakiisha safaaradda Turkiga oo ka hadlay qarax lala eegtay xarun ay daganaayeen, kulan amaanka looga hadloyay oo caawa xafiiska reysulwazaaraha Soomaaliya ka dhacay, ?Baarlamaanka Puntland oo barri u balansan inay ka doodaan xeerka miisaaniyadda sanadka 2013ka,?
Baarlamaanka Soomaaliya oo mar kale dhagaystay hindise sharciyeedka shaqada ee ee wasaaradda arimaha dibadda dalka.
?
FAALLOOYIN & FALCELIN