Baahin: Khamiis, Oct 20, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Ciidanka dawlada federaalka oo la wareegay Dayniile, fariisinkii ugu dambeeyey ee Al-shabaab, kuna sii jeeda G. Shabeelada; R/wasaare Gaas oo hub kala wareegay Yusuf Indhacade oo ka mid ah siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdisho; Shacabka reer Boocame, Sool oo ka cabanaya xaalufin lagu hayo dhul-daaqsinka xoolaha.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • AXMAD 11 months

    BENTDAA