Bossaso, Mar 12 2017- Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada dhegaysiga Barnaamijka cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudyaha Daljir ee Bossaso, waxaana soo jeedinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
FAALLOOYIN & FALCELIN