Baahin: Khamiis, Oct 20, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Ciidanka dawlada federaalka oo la wareegay Dayniile, fariisinkii ugu dambeeyey ee Al-shabaab, kuna sii jeeda G. Shabeelada; R/wasaare Gaas oo hub kala wareegay Yusuf Indhacade oo ka mid ah siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdisho; Shacabka reer Boocame, Sool oo ka cabanaya xaalufin lagu hayo dhul-daaqsinka xoolaha.

http://daljir.com/


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Baahin: Khamiis, Oct 20, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Ciidanka dawlada federaalka oo la wareegay Dayniile, fariisinkii ugu dambeeyey ee Al-shabaab, kuna sii jeeda G. Shabeelada; R/wasaare Gaas oo hub kala wareegay Yusuf Indhacade oo ka mid ah siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdisho; Shacabka reer Boocame, Sool oo ka cabanaya xaalufin lagu hayo dhul-daaqsinka xoolaha.”

U Jawaab AXMAD Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com