
Golaha Wasiiradda Df oo ansixiyey xeerka Isgaadsiinta dalka Soomaaliya, Dawlada Kenya oo xiriirka u jartay Maxkamada dabiyada dagaalka calaamka ee ICC da, Olole lagu doonayo in culayska laga qaado Xawaaladaha oo ka socda dalka Maraykanka, Xubno u sharaxan kamid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Puntland oo olole siyaasadeed kawada magaalada Galkacyo, In ka badan 150 Arday oo maanta ka qalinjebiyey Jaamacada Bariga Afrika qaybteeda magaalada Garoowe & Xildhibaano DF ah oo socdaal ku jooga gobolka Gedo
FAALLOOYIN & FALCELIN