Munaasabad Garoowe loogu qabtay 153 arday oo ka qalin-jebiyey jaamcada Barriga Afrika (Sawirro)

Garoowe, September 5, 2013 – Waxaa munaasabad balaaran oo qalin jebin ah maanta magaalada Garoowe loogu qabtay 153 Arday oo ka qalin jebiyey Jaamacada Barriga Afrika faraceeda magaalada Garoowe, kuwaas oo ah dufcadii ugu horeysay ee jaamacada tan iyo markii Garoowe laga hir-geliyey 4 sano ka hor.

Ardayda qalin-jebiysay ayaa waxay barteen maamulka iyo maareynta, Cilmiga Computer Science iyo shareecada, waxayna dhamaantood dhamaysteen heerka koowaad ee Jaamacada Bachelor Degree.

Madax kala duwan oo ka tirsan Puntland oo u badan wasiiro ayaa goob joog ka ahaa munaasabada oo ka dhacday Compus-ka cusub ee jaamacadu ku leedahay Garoowe, Ardayda ayaa loogu hambalyeeyey dadaalka ay muujiyeen.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com