Baahin: Isniin, Dec 12, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Dood ka dhalatay mamnuucidda Gudniinka Fircooniga ah; Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyey Juxa, Caasha Geelle, C/qaadir Xaashi & Siciid M. Raage jebin shuruucda dalka; Dr. Jimcaale oo tafaasiil ka bixiyey tubta loo mari doono xulka ergaga aftida u qaadi doonta dastuurka Puntland; M/weyne Kibaki oo sheegay in dan amni & dhaqaale ay Kenya ugu jirto dawlad ka hanaqaada Somaliya.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com