Baahin: Isniin, 30, Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Xildhibaanada Puntland oo la shaaciyey, Musharaxiinta Puntland bayaan sadex qodob ka kooban maanta soo saaray, Gen Siciid Dheere oo raali gelin ka bixiyey hadal dhowaan kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Nugaal, Haweenka Puntland oo la kulmay qaar kamid ah Isimada, M/weyne Faroole oo daah furay qorshaha shanta sano ee soo socota ee waxqabadka Puntland hadii Xukuumadiisu soo laabato

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com