20 kamid ah Xildhibaanadii hore oo ka dhexmuuqda liiska cusub ee Baarlamaanka Puntland

Garoowe, december 30, 2013 – ?Iyadoo caawa la shaaciyey 66 Xubnood oo ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa kamid ah 20 Xubnood oo hore uga tirsanaa Baarlamaankii dhowaan la kala diray kuwaasoo markale la doortay.
?
Xildhibaanada dib loo doortay oo gaaraya 20 ka Xubnood ayaa 8 kamid ah waxay kasoo jeedaan goboladda Sool iyo Cayn, halka gobolada kale ay kasoo laabteen midkiiba 3 Xildhibaan?
Hadaba Akhriso Xildhibaanada soo laabtay
?
Sool iyo Cayn
?
Cali Jaamac Faarax
Aadan Xaaji Xuseen Ismaaciil
Xuseen Yaasiin X.Diiriye.?
Axmed Maxamed Jibriil.?
Faarax Sulub Jaamac
Cali Axmed Cismaan?
Xariir Gaas Guutaale?
Saadiq Abshir ?Garaad Maxamed?
?
Sanaag?
?
Axmed Cali Xaashi ? ?
Maxamed Cali Guuleed.?
Ismaaciil Cabdi Abtiile ? ??
?
Nugaal
?
Maxamuud Faarax Warsame ? ??
Maxamed Faarax Nuux ? ??
Burhaan Aadan Ow.Cabdi.?
?
Mudug
?
C/rashiid Maxamed Xirsi ??
Axmed Jaamac Cabdulle.?
Xasan Xaange Maxamed Faarax
?
Bari, Karkaar iyo Gardafu
?
Maxamed Cimaan Xasan ? ? ?
Siciid Cali Maxamed ? ? ? ?
Salaad Xareed Cali ?
? ?
Iskusoo wada duuboo Xildhibaanadan dib usoo laabtay ee Baarlamaanka Puntland ayaa qaarkood kasoo mid ahaayeen Baarlamaanka taniyo 1998 dii xiligaasoo la dhisay maamulka Puntland.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
??
?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com