Baahin: Arbaca, Jan 18, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Dawlada federaalka oo soo dhawaysay soo-saarista shidaalka Puntland; R/wasaare Gaas oo sheegay in baaritaan ay ku samaynayaan khasaaraha duqayntii Kenya ee degmada Jilib; Dawlada hoose ee Bossaso oo dardargalisay barnaamijka daryeelka dhallaanka.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com