
Ganacsatadda Soomaaliyeed ee Nairobi oo raashin & adeegyo kala duwan gaarsiiyey ciidamada Kenya ee kusugan xarunta Westgate, Baroor diiq 3 maalmood ah oo ka bilaabatay Kenya, Madaxweynaha Puntland oo gaadhey dalka Yemen, ?Madaxweynaha DF oo ka qaybgalaya shirka loo dhan yahay ee QM, Dawlada Federalka oo gudi u saartay dib u heshiisiinta Jubbaland, dad abaaro ka cabanaya & kuwo roobab ka cabanaya, iyo wada hadalada Iiraan & Maraykanka.
FAALLOOYIN & FALCELIN